Sharciga Cusub ee Kalluumeysiga Badaha Dalka Soomaaliya ee soo baxay November 2014
Sharciga Cusub ee Kalluumeysiga Badaha Dalka Soomaaliya ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 29 ee soo baxay November 2014 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2015.