
Sharciga Ansixinta Heshiiska Isu Celinta Maxaabiista Xukuman ee Soomaaliya iyo Indiya ee soo baxay November 2017
Sharciga Ansixinta Heshiiska Isu Celinta Maxaabiista Xukuman ee Soomaaliya iyo Indiya ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 08 ee soo baxay November 2017 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.5 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2017.