SHARCIGA XISAAB-XIRKA MIISAANIYADDA 2022 ee soo baxay February 2024
SHARCIGA XISAAB-XIRKA MIISAANIYADDA 2022 ee lambarkiisu yahay LR.2 ee soo baxay February 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2024.