Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo Maalgashatada ee soo baxay March 2023
Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo Maalgashatada ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 011 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.