Sharciga Dhismaha Mashuurca Biyo xireenka Baardheere ee soo baxay February 1980
Sharciga Dhismaha Mashuurca Biyo xireenka Baardheere ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 007 ee soo baxay February 1980 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.24 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda February 1980.