Go'aan Gole Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimeynta ee soo baxay July 2018
Go'aan Gole Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimeynta ee lambarkiisu yahay Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 31 ee soo baxay July 2018 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 6 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2018.